Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Liiska magacyada xubnaha madaxweyne Farmaajo ku wehliya safarka Masar

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, waxaana ku wehliya xubno kala duwan.

Xubnaha Famaajo ku wehliya safarkiisa dalka Masar ayaa waxaa ka mida wasiirka Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad, Wasiirka Beeraha Sacid Xuseen Ciid, wasiirka biyaha iyo tamarta Saalim Caliyow Ibrow iyo xubno kale.

Waxaa xusid mudan in wafdiga ay ka mid yihiin 11 xubnood oo ka mida shaqaalaha iyo madaxda Madaxtooyada iyo shan xildhibaan, iyadoo wafdiga uu ka mid yahay qof ka tirsan Telefishanka Universal.

Lama oga qaabka Telefishanka gaarka loo leeyahay loogu daray xubnaha madaxweynaha wafdiga ee dalka Masar, iyadoo aanu ka dhex muuqan TV-ga dowladda, laakiin waxaa xiriir hoose u dhaxeeya madaxtooyada iyo TV-gan.

AKHRISO LIISKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON