Tuesday, July 15, 2025

AKHRISO: Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Puntland oo la shaaciyay [Cumar C/rashid & Faroole oo ka mida]

Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya u soo sharxday maamulkiisa.

Liiska oo ka kooban 30 musharax, kuraasta qaarkod ay sharxay 4 xubnood, halka qaar kalena 2 xubnood oo kaliya ku qoran yihiin ayaa waxaa xubnaha ku jira ka mida  Cumar C/rashiid oo ah Ra’iisal wasaaraha waqtigiisu dhammaaday, madaxweyihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole, Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka  Federaalka Mahad Cawad iyo xubno  kale.

Hoos ka akhriso liiska oo dhan

liiskaliiska1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON