Tuesday, June 24, 2025

AKHRISO: Liiska Xubnaha cusub e Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka & Madaxdii Guddiga ee laga saaray

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Guddiga Maaliyadda ka saaray xubno si weyn ugu kacsanaa xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo diyaariyey warbixintii Musuqa ku eedeysay xukuumadda Soomaaliya.

Liiska cusub ee uu soo magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa waxaa ka dhex muuqda xildhibaanno taageerayaal u ah xukuumadda, iyadoo Guddiga laga saaray labadii nin ee ugu muhiimsanaa oo kala ah Guddoomiyaha Guddiga.

Waxaa Guddiga laag saaray Guddoomiyihii Guddiga Cali Cabdi Cusmaan, gudoomiye ku xigeenka Maxamed Cali iyo xoghayaha C/llaahi Maxamed Nuur oo isagu la sheegay inuu ahaa ninka diyaariyey warbixinta musuqa ku eedeysan xukuumadda ee muranka weyn dhalisay.

HOOS KA AKHRISO LIISKA CUSUB EE GUDDIGA MAALIYADDA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON