Monday, June 23, 2025

Akhriso: Liiska xubnaha Puntland uga mid noqday Aqalka Sare & Beelaha ay ka soo jeedaan

Baarlamaanka maamullka Goboleedka Puntland ayaa shalay soo  doortay senator-ada maamulkaasi ku yeelanayo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

11-ka xubnood ee la soo doortay waxaa ka mida 3 haween ah, iyadoo laga adkaaday siyaasiyiin hore iyo hogaamiye kooxeed caan ah.

Hoos ka akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan:

Ad

1- Shukri Aadan Maxamed: Beesha Cumar Maxamuud

2-Hodon Maxamuud Cismaan: Beesha Dhulbahante

3- Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke: Beesha Cismaan Maxamuud

- Advertisement -

4- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole: Beesha Ciise Maxamuud

5- Siciido Xasan Cismaan: Beesha Warsengeli

6- Cabdirisaaq Xassan Cismaan Jurrile: Beesha Deshiishle

7- Maxamuud Axmed Maxamuud Beesha: Cali Saleebaan

- Advertisement -

8- Bootaan Bare Samatar: Beesha Jambeel

9- Mahad Daahir Sheekh Nuur: Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable)

10- Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere Beesha Dhulbahante

11- Farxaan Cali Xuseen: Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON