Monday, July 14, 2025

Akhriso: Magacyada 15 xildhibaan oo laga joojiyey kulamada Baarlamanka (Mursal iyo tallaabo aan hore loo arag)

Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee waqtigiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arkin oo ku cusub taariikhda Baarlamaanka Soomaaliya burburka. kadib markii uu soo saaray wareegto oo fadhiyada Baarlamaanka uga joojiyey 5 xildhibaan.

Qoraal uu Mursal u diray 15-ka xildhibaan, lana ogeysiiyay Taliyaha Ciidanka Amniga Baarlamaanka ayaa lagu taxay liiska 15 xildhibaan oo Mucaarad ah, kuwaasoo laga joojiyey inay ka qeyb galaan 5 fadhi oo ka mida kulamada Baarlamaanka.

Arrintan ayaa sabab looga dhigay warbixin uu soo gudbiyey hab-dhowraha oo xildhibaannadan ku eedeeyay inay horjoogsi ku sameeyeen fadhigii Golaha ee maanta 27-ka Maarso 2021.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA MURSAL

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON