Iyadoo ay soo afjaray doorashada ku dhowaad kala bar xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la helay faahfaahin ku saabsan beelaha ay ka soo jeedaan.
Xubnaha Aqalka sare kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gebi ahaantoodba ah kuwo laga soo xulay beelaha Digil iyo Mirifle, waxayna noqdeen kuwa ugu khibrada yar ilaa iminka senatorada la doortay taasoo ay kala mid yihiin maamulka Jubbaland.
Hoos ka Aqriso Magacada & Beelaha ay kasoo jeedaan Senatora-da Koonfur Galbeed:
C/kaafi Macallin Xassan (Digil – Garre)
2-Samsam Ibraahin Ali (Digil – Jiido)
3-Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle – Hadamo)
4-Aadan Cabdi Aadan (Mirifle – Laysaan)
5-Ilyaas Cali Xasan (Mirifle – Eelaay)
6-Timiro Maxamed Ali Mirifle Yaladle
7-Xuseen Cali Xaaji (Dir – Biyomaal)
8- Cabdullaahi Cabdi Garruun (Mirifle – Geeladle)
Goobjooge.com