Friday, August 15, 2025

AKHRISO: Magacyada Dadka dhaawaca ah ee Caafimaadka loogu qaaday dalka Turkiga

Waxaa maanta dalka Turkiga caafimaad ahaan loogu qaaday 35 qof oo kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii weynaa ee  ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.

Dhaawaca la qaaday oo ahaa kuwii ugu cuslaa ee wax looga qaban waayay isbitaalladda Muqdisho ayaa lagu qaaday diyaarad uu soo diray madaxweynaha Turkiga, waxaana laga kala keenay dhammaan isbitaallada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA DHAAWACYADA LA QAADAY:

12444

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON