Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horeeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanahada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya.
Magaalada Kismaayo ayaa loo qoondeeyay in lagu doorto 42 kursi oo ka mid ah 275-ka kursi ee Aqalka hoose la doortay dhammaan xildhibaanadaasi, waxaaana ugu dambeeyay laba xildhibaan ee kala ah: Maxamed Cali Magan iyo Daleys Xasan Aadan.
42-ka xildhibaan ee lagu doortay Kismaayo waxaa haween ah 11, taasoo ah qoonde aad ugu dhow tiradii laga rabay inay haweenku ku yeeshaan.
Xildhibaanada lagu doortay Magaalada Kismaayo:
1-Cabdirashiid Maxamed Xiddig
2-Eng. C/Casiis C/llahi Yuusuf
3-Cismaan Liibaan
4-C/llahi Yuusuf Alankey
5-Maryan Aweys Jaamac
6-Liil Cabdi
7-Xamza Sheekh Xuseen
8-C/raxmaan Kulmiye Xirsi (C/raxmaan Dheere)
9-Axmed Cismaan Ibraahim
10- Sacdiyo Muuse C/llahi
11-Farxiyo Xasan Axmed
12-C/qaadir Sheekh Cali
13-Sheekh Nuur Maxamed Xasan
14-Cabdullahi Obokar Xaaji
15-Haashim Nuur Aadan
16- Maxamed Cumar Cali (Caano-nuug)
17-Jibriiil Cabdirashiid Xaaji
18-Maxamed Cali Xuseen
19-Cabduqaadir Aadan Nuur
20-Xasan Cabdi Ismaaciil
21-Maxamed Cabdi Gaandi
22-Xaawo Maxamed Aadan
23-Isaaq Aadan Xasan
24-Maxamed Aadan Macalin
25-Maxamed Xasan Idiris
26-Liibaan Ismaan Cabdiraxmaan
27-Cabaas Cabdullahi Siraaji
28-Cabdi Cali Xasan
29-Cabdicasiis Cabdullahi Maxamed
30-Maxamed Diiriye Khaliif
31-Maxamed Nuur Iftiin
32- Cusmaan Saqoor Ibraahim
33-Yuusuf C/fitaax Maxamed
34-Cambaro c/qaadir Maxamed
35-Sahro Xaaji Xussen
36-Cabdifitaax Maxamed Cali
37-Sahro Xaaji Xuseen
38-Saqar Ibraahim Yuusuf
39-Maxamed Nuur Iftin
40-Cabdiqaadir Maxamed Cismaan
41-Maxamed Cali Magan
42-Daleys Xasan Aadan
Goobjooge.com