Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Magacyada dhammaan xildhibaanada Baaralmaanka ee lagu doortay Magaalada Baydhaba

Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka, iyadoo la doortay 69 xildhibaan.

Baydhaba ayaa ahayd goobta ugu badan ee xildhibaanada Aqalka hoose ka soo gelayaan, waxaase si weyn loo baahiyay in musuq aad xad lahayn iyo awood sheegasho baahsan ka dhcday doorashadaasi.

HOOS KA AKHRISO 69-KA XILDHIBAAN EE LAGU DOORTAY MAGAALADA BAYDHABA:

1Mohamed Sheikh Osman JawariRagDib ayaa loo soo doortay, Afhayeenka Baarlamanka
2Ibrahim Yarow IsakRagDib ayaa loo soo doortay; Wasiir hore
3Fowsiya Mohamed SheikhDumarDib ayaa loo soo doortay; wasiir hore
4Sharif Mohamed AbdallaRagDib ayaa loo soo doortay
5Dahir Abdi AbdullahiRagXildhibaan cusub
6Khalif Sheikh AbdullahiRagXildhibaan hore
7Ali Abdi OsmanRagXildhibaan cusub
8Abdiweli Ibrahim Sheikh MudeyRagXildhibaan hore
9Hani Mohamed Adan /Mirifle LuwayDumarXildhibaan cusub
10Idiris Abdi TaktarRagXildhibaan cusub
11Mohamed Mursal Sheikh AbdirahmanRagWasiir, xildhibaan hore, safiir hore
12Moalim Ali AdanRagXildhibaan hore
13Ahmed Haji MohamedRagXildhibaan hore
14Abdirashid Mohamed AhmedRagXildhibaan cusub
15Prof. Abdurahman Adan IbrahimRagXildhibaan hore
16Isgoowe Deerow IsakRagXildhibaan hore
17Salim Alio IbrowRagXildhibaan hore
18Ali Sheikh MohamedRagXildhibaan hore
19Maryan Moallim IsakDumarXildhibaan hore
20Muna Khalif Sheikh AbuuDumarXildhibaan hore
21Sharif Sheikhuna MayeRagXildhibaan cusub
22Mohamed Nureini BakarRagXildhibaan hore
23Sheikh Aden Mohamed Nur (Aden Madobe)RagXildhibaan hore
24Sheikh Hassan Osman Hussein (Qoryoley)RagXildhibaan hore
25Sareeda Mohamed AbdallaDumarXildhibaan hore
26Mohamud Mohamed BonowRagXildhibaan hore
27Mohamed Isak OsmanRagXildhibaan hore
28Abdifatah Mohamed IbrahimRagXildhibaan cusub
29Iman Abdullahi AliRagXildhibaan cusub
30Hassan Ibrahim MohamedRagXildhibaan hore
31Hanifa Mohamed IbrahimDumarXildhibaan cusub
32Hussein Osman HusseinRagXildhibaan hore
33Amina Hassan AliDumarXildhibaan cusub
34Mohamed Said AbdilahiRagXildhibaan cusub
35SayidAli Abdulkadir MoallimRagXildhibaan hore
36Abdullahi Omar AbshirRagXildhibaan hore
37Abdullahi Sheikh IsmailRagXildhibaan hore
38Abduwahab Ugas KhalifRagDib ayaa loo soo doortay
39Abdulkadir HassanRagDib ayaa loo soo doortay
40Samra Ibrahim OmarDumarXildhibaan cusub
41Hassan AbdinurRagXildhibaan cusub
42Mohamed Mursal MohamedRagXildhibaan hore
43Yaqub Ali MohamedRagXildhibaan hore
44Sandhere Mad IftiinRagXildhibaan cusub
45Abdiaziz Hassan MohamedRagXildhibaan cusub
46Raaboco Sheikh NurDumarXildhibaan hore
47Mohamed Ahmed GarweyneRagXildhibaan cusub
48Adan Ibrahim DhaayowRagXildhibaan hore
49Ahmed Omar IslowRagXildhibaan hore
50Mohamed Hussein AfaraaleRagXildhibaan hore
51Ahmed Mayow AbdulleRagXildhibaan hore
52Abdulahi Hussein AliRagXildhibaan hore
53Ali Yusuf OsmanRagXildhibaan hore
54Osman Haji AliRagXildhibaan hore
55Isak Mohamed MohamudRagXildhibaan hore
56Hamza Said HamzaRagXildhibaan cusub
57Jawahir Adawe AbdiDumarXildhibaan cusub
58Amina Sheikh OsmanDumarXildhibaan cusub
59Mohamed Omar TalhaRagXildhibaan hore
60Nadifa Adan IsakDumarXildhibaan cusub
61Safia Hassan NoorDumarXildhibaan cusub
62Hassan Ali MohamedRagXildhibaan cusub
63Mohamed Jama MursalRagXildhibaan cusub
64Mohamud Moalim YahyaRagXildhibaan hore
65Sheikh Shaacir MohamedRagXildhibaan hore
66Ali Adan MohamedRagXildhibaan hore
67Deeqa Hussein HasanowDumarXildhibaan cusub
68Hussein Mohamud SheikhRagDib ayaa loo soo doortay
69Hassan MoallimRagDib ayaa loo soo doortay\

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON