Monday, July 14, 2025

Akhriso Magacyada Golaha Wasiirada Itoobiya & Soomaalida ku jirta

Ra’iisl wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn ayaa magacaabay gole wasiirada xukuumadda Itoobiya oo ka kooban 30-wasiir iyo saddex ra’iisul wasaare ku xigeen.

Gole wasiiro

Magacaabidda golaha cusub ee wasiirrada Itoobiya ayaa ka danbeysay markii xisbiga talada haya mar kale ku guuleystay doorashadii hore, mana jiraan isbedel badan oo lagu sameeyay  wasiiradii hore.

Magacyada Wasiirrada Cusub ee Xukuumadda Itoobiya ayaa waxay kala yihiin;

0.1  Hailemariam Dessalegn, Ra’iisul Wasaraha Itoobiya

02. Demeke Mekonnen, RW xigeen iyo Wasiirka Xiriirka Arrimaha Bulshada

03. Debretsion Gebremichael, RW xigeen iyo wasiirka isgaarsiinta, tikn. iyo dhaqaalaha

04. Aster Mamo, RW xigeen & wasiirka adeega bulshada, kheyraadka & maamul-wanaaga

05. Siraj Fegessa, Wasiirka Gaashaandhigga

06. Dr. Tedros Adhanom, Wasiirka Arrimaha Dibadda

07. Kassa Teklebirhan, Wasiirka Arrimaha Federaalka

08. Getachew Ambaye, Wasiirka Cadaaladda

09. Abdulaziz Mohammed, Wasiirka Maaliyadda iyo Iskaashiga dhaqaalaha

10. Teferra Deribew, Wasiirka Beeraha iyo Kheyraadka dabiiciga ah

11. Sileshi Getahun, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Xannaanada Xoolaha

12. Ahmed Abitew, Wasiirka Warshadaha

13. Yakob Yala, Wasiirka Ganacsiga

14. Abiy Ahmed, Wasiirka Tiknolojiyadda iyo Sayniska

15. Workneh Gebeyehu, Wasiirka Gaadiidka

16. Mekuria Haile, Wasiirka Guriyeynta iyo Horumarinta Reer Miyiga

17. Ambachew Mekonnen, Wasiirka Dhismaha

18. Motuma Mekassa, Wasiirka Biyaha, Tamarta iyo Waraabka

19. Shiferaw Shigute, Wasiirka Waxbarashada

20. Tolosa Shagi, Wasiirka Macdanta

21. Dr. Kesetebirhan Admassu, Wasiirka Caafimaadka

22. Abdulfetah Abdulahi, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

23. Aisha Mohammed Mussa, Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska

24. Zenebu Tadesse, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Carruurta

25. Dr Shiferaw Teklemariam, Wasiirka Deegaanka iyo Dhirta

26. Redwan Hussien, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha

27. Demitu Hambissa, Wasiirka Howlaha Guud

28. Beker Shale, Agaasimaha, Dakhliga Itoobiya iyo Maamulka Canshuuraha

29. Getachew Reda, Wasiirka Xiriirka Isgaarsiinta Xukuumadda

30. Asmelash Woldesillasie, Hab-dhowraha Xukuumadda

31. Dr Yinager Dessie, Wasiirka Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON