Madaxweynaha maamuka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta ku dhawaaqay Gole wasiirada maamulkiisa cuusb oo ka kooban 57 xubnood oo isugu jira wasiiradii hore oo la soo celiyay kuwo cusub.
Magacaabiddan ayaa imaaneysa iyadoo dhowr jeer ay dib u dhacday, waxaana ay ka kooban yihiin 20 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle, waa mid ka mida golayaasha wasiirada maamul goboleedyada ee ugu tirada badan.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA