Sunday, June 29, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanku Federaalka ee la magacaabay

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo loo xil saaray qabanqaabada Doorashada Guddoonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Guddigan ayaa loo qeybiyay qaabka awood qeybsiga ee 4.5, waxaana lagu ansixiyay kulankii maanta ee laba aqal ee baarlamaanka ku yeesheen magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA BAARLAMAANKA SOOMAALIYA EE DOORASHADA GUDDOONKA BAARLAMAANKA IYO MADAXWEYNAHA.

  1. Saalax Axmed Jaamac
  2. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle
  3. Duniyo Maxmed Cali
  4. Daahir Maxamuud Muuse
  5. Xaawo Maxamed Aadan
  6. Sacdiyo Muuse Cabdillaahi
  7. Cabdirashiid Maxamuud Xasan
  8. Sacdiyo Yaasiin Xaaji
  9. Cabdullaahi Colaad Rooble
  10. Aadan Isaaq Cali
  11. Isaaq Maxamed Maxamuud
  12. Hani Maxamed Aadan
  13. Maxamed Cabdiraxmaan Beenabeene
  14. Naciimo Maxamed Gacal
  15. Samiiro Xasan Cabdulle

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON