Thursday, July 3, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka K/Galbeed oo lagu dhawaaqay

Baaralmaanka maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa Magacaabay Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Magacyada Guddiga hor geeyay xildhibaannada Baarlamaanka, waxaana Guddiga Doorashada uu ka kooban yahay 27 Xubnood, waxaan ansixiyey xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Codkii loo qaaday Guddiga ayaa Xildhibaanada ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh, waxaana ogolaatay 93 xildhibaan, halka 13 Xildhibaan ay diideen.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON