Saturday, June 28, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiga Gurmadka ee uu magacaabay Ra’iisal wasaare Kheyre

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Badbaado oo isku duba rida gurmada dadka ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho.

Guddigan oo ka kooban Wasiiro, Maamulka Gobolka Banaadir, Culima’udiin iyo xubno ka tirsan Ururada Bulshada rayidka ayaa ka shaqeyn doona sidii la isugu xiri lagaa gurmadyada kala duwan.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA:

  1. Maxamed Abuukar Islow (Ducale) Wasiirka Amniga (Guddoomiye)
  2. Fowziya Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaad (Xubin)
  3. Deeqa Yaasiin Xaaji Yuusuf Wasiirka Haweenka & Xuquuqal Insaanka (Xubin)
  4. Iimaan C/laahi Cali Wasiirka Diinta iyo Awqaafta (Xubin)
  5. C/rixmaan Cumar Cismaan Wasiirka Warfaafinta (Xubin)
  6. Maxamuud Xayir Ibraahim Wasiiru dawlaha Maaliyadda (Xubin)
  7. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru dawlaha Gaashaandhigga (Xubin)
  8. Mukhtar Mahad Daa’uud Wasiir K/X Arrimaha Dibdda (Xubin)
  9. Ibrahim Yarow Isaaq W/K Xigeenka Boostada &Isgarsinta (Xubin)
  10. Taabid Cabdi Maxamed Guddoomyaha G/ Banaadir Ahna (Xubin)
  11. Maxamed Aden Koofi Agaasimaha Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadaha (Xubin)
  12. Sheekh Bashiir Axmed Salaad Dalladda Culimada Soomaaliyeed (Xubin)
  13. Sheekh Cali Wajiis Dalladda Culimada Soomaaliyeed (Xubin)
  14. Diini Maxamed Diini Bulshada rayidka (Xubin)
  15. C/laahi Maxamed Jaamac Shirwac Bulshada rayidka (Xubin)
  16. Cabdi Baaruud (Xogheyn)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON