Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Magacyada Guddiyada joogtada Aqalka Sare ee Baarlamanka oo Maanta la doortay

Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo maanta yeeshay kulankoodii 27-aad ee Kalfadhiga koowaad ayaa doortay 9 guddi oo ah kuwa joogtada ah.

Shirka oo uu guddoominayey Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi waxaa lagu ansixiyay doorsahada 9 Guddi oo midkiiba uu ka kooban yahay 5 Xildhibaan, taasoo ka dhigeysa in dhammaan Aqalka sare xubnihiisa ay guddi ka tirsan yihiin.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIYADA

Xubnaha Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

  1. Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.
  2. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.
  3. Iftiin Xasan IimaanBaasto.
  4. Cabdikariim Maxamed Xasan.
  5. Xuseen Sheekh Maxamuud.

Xubnaha Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanetarada

  1. Muuse Suudi Yalaxow.
  2. Mustaf Maxamed Qodax.
  3. Naciimo Ibraahim Yuusuf.
  4. Mahdi Daahir Sh. Nuur.
  5. Muna Xasan Cumar.

Xubnaha Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

  1. Zamzam Ibraahim Cali .
  2. Xasan Faraax Xujaale.
  3. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke.
  4. Abuukar Axmed Xaashi.
  5. Siciido Xasan Cusmaan.

Xubnaha Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

  1. Jawaahir Axmed Cilmi.
  2. Maxamed Xuseen Raage.
  3. Maxamed Amiin Sheekh Cismaan.
  4. Cabdiwaaxid Cilmi Joongeex.
  5. Cabdullaahi Cabdi Garuun.
  6. Nuura Faarax Jaamac.

Xubnaha Guddiga Difaaca Iyo Amniga

  1. Cabdirisaaq Axmed Cali.
  2. Cismaan Axmed Macow.
  3. Axmed Xaashi Maxamuud.
  4. Xuseen Cali Xaaji Cabdalla.
  5. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Xubnaha Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

  1. Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile.
  2. Ilyaas Cali Xasan.
  3. Ayuub Ibraahim Yusuf.
  4. Cabdisalaam Xaaji Maxamed.
  5. Maxamed Cusmaan Faarax.
  6. Faadumo Xasan Aadan Geriyo.

Xubnaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka:-

  1. Deeq Xasan Xuseen.
  2. Shukri Aadan Maxamed.
  3. Cusmaan Maxamuud Maxamed.
  4. Bilaal Idiris Cabdullaahi.
  5. Bootaan Bare Samatar.
  6. Timiro Maxamed Cali.

Xubnaha Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka:-

  1. Maxamed Axmed Maxamuud.
  2. Zamzam Daahir Maxamuud.
  3. Yuusuf Geele Ugaas.
  4. Siciid Cabdi Xuseen.
  5. Aadan Cabdi Aadan.

Xubnaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska:-

  1. Axmed Macalin Nuur Nadiir.
  2. Muxiyidiin Sh. Cali Jaamac.
  3. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  4. Sen Cabdi Axmed Dhuxulow.
  5. Farxaan Cali Xuseen .
  6. Axmed Cabdixafiid Maxamed

Aqalka sare ayaa u doortay 5 xubnoodoo uga mid noqday guddiga dib u eegista Dastuurka ee ka kooban labada aqal.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON