Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: Magacyada iyo Beelaha ay kasoo jeedaan Guddoomiyeyaasha cusub ee G/Banaadir

Guddoomiyeyaasha cusub ee Gobolka Banaadir ee loo magacaabay Gobolka Banaadir ayaa lagu saleeyay 4.5 iyadoo markii ugu horeysay lagu soo daray beelaha Soomaalida.

Xogtan oo hore ay u shaacisay Goobjooge.com haddana akhriso Guddoomiyayaasha cusub ee  Degmooyinka iyo Beelaha ay kasoo kala jeedaan:


1- Guddoomiyaha Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed, Reer Xamar

2- Guddoomiyaha Degmada Xamerweyne: Cumar Shariif Maye, Reer Xamar

3- Guddoomiyaha Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane, Majeerteen

4- Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud, Abgaal, Cabdalla Caroone

5- Guddoomiyaha Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur Cali Yaanyo, Abgaal, Reer Mattaan

6- Guddoomiyaha Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale, Xawaadle

7- Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag: C/kariin Cali Kaar, Murusade

8- Guddoomiyaha Degmada Hodan: Maxamed Cantoobo, Habargidir, Ceyr

9- Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley: C/raxmaan Sayid Cali, Dir

10- Guddoomiyaha Degmada Deyniile: C/weli Nuur Faarax, Murusade

11- Gudoomiyaha Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan, Abgaal, Daa’uud

12- Guddoomiyaha Degmada Waaberi Rowdo C/llaahi, Habargidir, Saleymaan

13- Guddoomiyaha Degmada Boondheere: Saynab Yuusuf Wehliye, Abgaal, Waceysle

14- Guddoomiyaha Degmada Warta-nabada: Saynab Maxamuud Warsame, Habargidir, Sacad

15- Guddoomiyaha Degmada Xamarjajab: C/weli C/llahi Maxamed, Abgaal, Warsangeli.


Guddoomiyaha degmada Huriwaa: Cabdixakiin Cumar Cabdulle  Beesha Duduble

Guddoomiyaha Degmad Kaxda: Maxamed Ismaaciil Sheekhaal

 

 

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON