Wednesday, June 25, 2025

Akhriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan xubnaha Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir

Maamul cusub ayaa loo magacaabay Gobolka Banaadir sanad ka yar markii maamulkii hore sidan oo kale wareegto madaxweyne loogu magacaabay.

Hoos  ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan 

1- Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow)  (Beesha Abgaal / Wacbuudhan Daa’uud)

2-Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulah) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Amniga iyo Siyaasada (Beesha Habar Gidir /Sacad)

3-Xuseei Maxamed Nuur  Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Maamulka & Maaliyada (Beesha Murusade -Sabti -Israafiil)

4- Basma Cumar Axmed Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta (Beesha Reer Xamar Camuudi)

5- Aadan Sheekh Cali Fiidow Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud (Maxamuud Hiraab Duduble)

6-Cumar Abdirisaak Xuseen Xoghayaha Guud ee Ggobolka Banaadir (Beesha Xawaadle)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON