Thursday, June 26, 2025

Akhriso: Magacyada Musharixiinta Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo jeedinaya khudbooyinka

Waxaa maanta hortegaya fadhiga Baarlamaanka Federaalka 12 musharax oo u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad.

Waa tiradii ugu badneyd ee isu soo sharaxda xilkan 15-kii sano ee u dambeysay, waxaana ka mida musaharaxiin kasoo jeeda beelaha: Dir iyo Hawiye.

Musharax kasa oo ka miad 12-ka murashax  ee xilkan u taagan waxaa la siiyay 15 daqiiqo oo qorshihiisa uu ku soo bandhigo

Murashaxiinta u taagan xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka waxay kala yihiin:

Cabdulkadir Sheekh Cali Baqdaadi

Mahad Cabdalla Cawad

Burhaan Aadan Cumar

Cabdulahi Xusen Cali

Cabdiweli Maxamed Qanyare

Xuseen Cabdi Cilmi

Cabdulahi Godax Barre

Jamaal Xasan Ismaaciil

Cusman Ducaale

Cilmi Maxamed Nuur

Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim

Maryan Axmed Haaruun

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON