AKHRISO: Magacyada Senatorada Aqalka Sare ee Hishabeelle iyo Beelaha ay ka soo jeedaan

0

Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhacday doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya uga mid noqonaya maamulka Hirshabeelle.

Tiradda musharaxiinta aqalka sarre ee maamulka Hirshabeelle oo ay ku tartamayeen  ayaa ahaa 7 ka mida 8-da Senator ee maamulkaasi ku leeyahay Aqalka Sare.

Xildhibaanada la doortay iyo beelaha ay kasoo jeedaan waxay kala yihiin:

1- Cismaan Axmed Macow               Jajeelle

2- Prof. Cismaan Maxamuud            Ujeejeen

3- Maxamed Cismaan Dhagajuun    Xawaadle

4- Muuse Suudi Yalaxow                 Wacbuudhan

5- Maxamed Xuseen Raage            Xawaadle

6- Fartuun Cabduqaadir Faarax      Saddex Cumar / Beesha Shanaad

7- Maxamed Amiin Sh. Cismaan    Harti Abgaal

8-  Naciima Ibraahim Sheekh        Gaaljecel

Afar ka mida kuraasta Aqalka sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa lagu tartamin oo musharixiintii loolanka geli lahaa ay tanaasuleen, taasoo keentay in si toos gacan taag loogu codeeyo musharixiinta qura ee soo haray.

Goobjooge.com