Magaalada Cadaado waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashadii 2016 ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xaflad sagootin ah ayaa magaalada Cadaado loogu sameeyay habeen hore dhammaan xildhibaanada lagu dooray Cadaado oo gaaraya 44 (8 Aqalka sare iyo 36 Aqalka hoose).
Hoos ka akhriso Xildhibaannada Aqalka hoose ee lagu doortay Cadaado:
- Saciid Nuur Giriish
- Mahad Maxamed Salaad
- Qaasim Maxamed Jamac .
- Duniyo Maxamed Cali
- Cabdi Shire Jaamac
- Xuseen Qaasim Yuusuf
- Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow.
- Bootaan Ciise Caalin
- Xasan Macalin Maxamuud
- Maxamed Cabdulle Faarax Geesey
- Xersi Aadan Rooble
- Saadaq C/karim Xaaji Ibrahim
- Cabdulahi Ali Axmed
- Cabdiqadir Gaafow Maxamud
- Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa.
- Naciimo Maxamed Gacal
- Maryan Cariif Qaasim
- Yuusuf Xeyle Jimcaale
- Cabdiweli Maxamed Qanyare
- Cabdikarim Khalif Cabdi Dhalac
- Warsame Maxamed Xasan(Warsame Joodax)
- Cabdisasiis Cilmi Cali
- Ikran Aden Absuge
- Axmed Macalin Fiqi
- Ubax Tahlil Warsame
- Maryan Maxamed Xuseen
- Maryan Xaaji Cabdi Geeddi
- Zakariye Xasan Cali
- Maxamed Axmed Abtidoon
- Saabir Nuur Shuriye
- Cabdixakim Macalin Xuseen
- Cali Axmed Sharif
- Nadiifo Faarax Jaamac
- Abdiashakur Ali Mire
- Faarah Xassan
- Sahra Cumar Maalin
Hoos ka Akhri xildhibaanada Aqalka Sare ee lagu doortay Cadaado:
- Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)
- Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid
- Axmed Abdi Dhagdheer
- Yusuf Geelle Ugaas
- Zamzam Daahir Maxmud,
- Cabdiwaaxid Qoonjeex
- Jawaahir Axmed Cilmi
- Abubakar Axmed Xaashi
Goobjooge.com