Friday, June 27, 2025

AKHRISO: Magacyada Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay Magaalada Garowe

Maamulka Puntland ayaa shalay soo dhameystiray doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka, waxaana halkaasi lagu soo gabagabeeyay doorasadii labada aqal.

48 Xildhibaan oo isugu jira 11 xubnood oo Aqalka Sare ah iyo 37 Aqalka hoose ayaa lagu doortay magaalada Garowe, haddaba hoos ka akhriso xildhibaanada laba aqal ee Puntland laga soo doortay:

AQALKA SARE

  1. Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Maxamed Faroole
  2. Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake
  3. Farxaan Cali Xuseen
  4. Bootaan Barre Samatar
  5. Abdirisaaq Osmaan Jurille
  6. Siciido Xasan Cismaan
  7. Mahad Daahir Sh Nuur
  8. Cabdisalaan Xaaji Maxamuud
  9. Hodan Maxamuud Cismaan
  10. Shukri Aadan Maxamed
  11. Maxamuud Axmed Maxamuud

  AQALKA HOOSE

  1. Siciid Xuseen Ciid
  2. Sakariiye Maxamuud Xaaji Cabdi
  3. Burhaan Aadan Cumar
  4. Jaabir Maxamed Cabdi
  5. Siciido Maxamed Xasan
  6. Sacdiyo Careys Ciise kaarshe
  7. Cali Yuusuf Cali Xoosh
  8. Siciid Daahir
  9. Cumar Ismaaciil Waaberi
  10. Cilmi Cumar Caynsane
  11. Axmed Ismaaciil Maxamed Xaaji
  12. Maxamuud Xayir Ibraahim
  13. Cabdinaasir Siciid Muuse
  14. Daahir Xaaji Geelle
  15. Cabdirashiid Maxamuud Xasan
  16. Cali Faarax Dhahar
  17. Cali Axmed Jaamac Jangali
  18. Daa’uud Maxamuud Cumar Bisinle
  19. Cabdi Maxamud Maxamed
  20. Faysal Cabdulle Guuleed
  21. Daahir Maxamed Muuse
  22. Sacdiya Yaasiin Samatar
  23. Cabdirashiid Maxamed Gaboobe
  24. Saadiq Warfaa
  25. Sharmaake Garaad Saleebaan Buraae
  26. Mohamed Abdullaahi
  27. Maxamed Xaaji Geelle
  28. Saleebaan Maxamuud Xaashi
  29. Maxamed Cabdikaafi Maxamed
  30. Cabdullaahi Bidhaan Warsame
  31. Xaawo Yuusuf Axmed
  32. Maxamuud Axmed Ciise
  33. Axmed Ismaaciil Shabeel
  34. Canab Xasan Cilmi
  35. Axmed Maxamed Axmed
  36. Deeqa Siciid Xasan
  37. Ikraan Yusuf xirsi

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON