Thursday, June 26, 2025

Akhriso: Magacyada xildhibaanada lagu doortay Garowe & beelaha ay ka soo jeedaan

Magaalada Garowe, gaar ahaan xarunta Jaamacadda Bariga Africa  waxaa maanta lagu doortay xildhibaanadii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaanada la doortay iyo beelaha ay kasoo jeedaan waxaa kala yihiin:

  1. Canab Xasan Cumar Jaamac     Dhul-bahante/ Siyaad  45 cod

2. Axmed Ismaacil Shabeel          Dhul-bahante / Khaalid  45 cod

3. Axmed Maxamuud Dubays      Dhul-bahante / Reer Axmed 42 cod

4. Deeqa Siciid Xasan                 Majeerteen/ Cismaan Maxamuud (Isxul)

5. Ikraan Yuusuf Xersi                Dhulbahante/Xasan Ugaas.

 

Waxaa caawa magaalada Garowe lagu soo gabagabeeyay Doorashadii Aqalka hoose oo lagu doortay gebi ahaan 37 kursi oo xildhibaanada Aqalka ka tirsan iyo 11 ka mida Aqalka sare.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON