Tuesday, July 8, 2025

AKHRISO: Magacyada xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe & Beelahooda

Waxaa maanta mar kale doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka ka dhacday magaalada Garowe iyadoo lagu doortay saddex xildhibaan.

Xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe waxay ahaayeen qaar ka mida kuwii ergada beelaha dooranaya ay ku sugnaayeen magaalada Garowe, iyadoo dhowaan Guddiga Doorashada Puntland uu sheegay inay dhaqaale la’aan u wadin karin Doorashada Aqalka hoose.

garowe1Hoos ka Akhriso Xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe iyo Beelahooda:

1-Cabdi Maxamuud Maxamed: Beesha Ugaar Saleebaan/Majeerteen
2-Daa’uud Maxamed Cumar Bisinle:  Beesha Bahararsame/Dhulbahante
3-Faysal Cabdulle Guuleed: Beesha Reer Biciidyahan/Majeerteen

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON