Tuesday, June 24, 2025

AKHRISO: Magacyada xildhibaanadii ugu danbeeyay Aqalka hoose oo lagu doortay Kismaayo

Waxaa Magaalada Kismaayo lagu soo gabagabeeyay Doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka hoose ee u metalaya Baarlamanka Soomaaliya.

Ergada shan beelood ayaa u codeysay shan kursi oo ugu dambeeyay mudanayaasha Aqalka hoose ee lagu dooranayo Magaalada Kismaayo.

doorashada-aqalka-hoose-ee-kismaayoMaamulka Jubba ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose, iyadoo hore loo soo gabahabeeyay aqalka Sare.

Magacyada Xildhibaanada Maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxay kala yihiin:

1- C/fataax Maxamed Cali

2-  Sahra Xaaji Xasan

3- Saqar Ibraahim Yuusuf

4- Maxamed Nuur Iftiin

5- C/qaair Maxamed Cismaan

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON