Tuesday, July 1, 2025

Akhriso: Mgacyada shaqsiyaad caan ah oo ka mid noqon doona Golaha Wasiirada cusub

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyaad la hadal hayo inay ka mid noqon doonaan Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya.

Golaha wasiirada uu soo magacaabi doono Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inay ka dhex muuqan doonaan wasiiro hore xilal uga soo qabtay  xukuumadii Farmaajo iyo qaar kale oo ka mid siyaasiyiinta ugu cadcad, waxaa ka mida:

  • C/xakiim Maxamuud Fiqi  – Wasiirkii hore ee gaashaandhigga
  • Yusra Abraar                  – Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe
  • Cali Xaaji Warsame         – Musharax Madaxweyne
  • C/nuur Xaaji Maxamed    – Wasiirkii hore ee Waxbarashada
  • Maryan Qaasim                – Wasiirkii hore ee Caafimaadka iyo Arrimaha Bulshada
  • C/raxman Ducaale Beyle  – Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda
  • C/qaadir Xaaji Maxamed [Dhaqane]   – Wasiir dowladii KMG ahayd
  • Maxamed Muqtaar                            – Wasiir xukuumadii ugu danbeysay

Waxaa kaloo jira shaqsiyaad loo hadal hayo inay ka dhex muuqan doonaan Golaha wasiirada oo saaxiibo dhow la ah madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON