Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Micheal Keating oo Qoraal Faragelin Qaawan ah u diray Guddoonka Laba Aqal

Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal yaab leh oo faragelin ku ah Baarlamaanka Soomaaliya u dirayu guddoonka labada aqal.

Qoraalka oo  si toos ugu diray Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka, lana ogeysiiyay Madaxweyne Farmaajo ayuu Mr. Keating wax lala yaabo ku tilmaamay inaan wax haween ah aan lagu soo darin guddiga dib u eegista Dastuurka ee labada Aqal.

Isagoo ku hadlaya magaca waxa loogu yeero beesha caalamka ayuu Wakiilka Q/Midoobay sheegay inay tixgelinayaan doorashadii 7-da bishan Ogost 2017 Guddoomiyaha Guddiga loogu doortay Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid), laakiin welwel ka qabaan in uu guddiga uu shaqo bilaabo, iyadoo wax haween ahi anay ka mid ahayn.

Ad

Guddiga Dib u eegista Dastuurka ayaa ku yimid doorasho ay labada aqal ee Baarlamaanka dhexdooda iska soo doorteen min shan xubnood, mana suuragelin inay haween soo galaan, waxaana faragelintan ay u muuqataa in Keating iyo beesha caalamka ay ku faragelinayaan natiijo doorasho ku timid.

AKHRISO QORAALKA

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON