Wednesday, July 2, 2025

AKHRISO: Mooshinka Maxkamadeynta iyo xika ka qaadista Madaxweye Trump iyo Qodobadda lagu soo eedeeyay

Guddiga Koongareeska Mareykanka u qaabilsan Baarista iyo Sirdoonka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ugu soo eedeeyey inuu ku xadgudbay awoodihiisa una adeegsaday dano shaqsiyeed oo gaara.

Mooshinka maxkamadeynta iyo xil ka qaadista Trump ayaa ugu danbeyn qoraalkiisa la shaaciyey, waxaana lagu soo eedeeyay “Dhaqan xumo iyo inuu caddaaladda is hortaagay.”, isla markaana uu xilka uuy hayo u adeesaday inuu culeys madaxda dal kale si ay usoo farageliyaan doorashooyinka Mareykanka si dan ugu jirto dib u doorashadiisa.

Warbixin ay shalay soo saareen guddiyada congresska ee baarista ayaa ahayd mid ka kooban 300 bog oo lagu saleeyey baaris bilo badan socotay oo Madaxweynaha lagu waday, waxaana hadda bilaabanaya furista mooshinka xil ka qaadista Madaxweyne Trump.

HALKAN AKHRISO MOOSHINKA OO DHAMMEYSTIRAN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON