Friday, June 27, 2025

Akhriso: Musharixiinta Madaxweynaha ee maanta hortegaya Baaralamaanka Soomaaliya [Musharax ka baxay]

Waxaa maanta dib loo bilaabayaa dhageysiga khudbooyinka musharixinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Qeyb kale oo ka mida musharaxiinta kana kooban 8 ayaa goor dhow bilaabaya inay khudbadahooda ka horjeedaan xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka, si ay ugu bandhigaan qorshahooda.

Musharaxiinta  ku qoran khudbad jeedinta waxay kala yihiin:

1- C/naasir Cabdulle Maxamed

2- C/raxmaan C/shakuur Warsame

3- C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole)

4- C/laahi Cali Axmed (Cadow Cali Gees)

5- C/laahi Cali Xasan (Waa ka haray tartanka) –Akhri Warsaxaafdeed

6- C/laahi Ciilmooge Xirsi

7- C/qaadir Cosoble Cali

8- Cali Xaaji Warsame

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON