Thursday, July 17, 2025

AKHRISO: Natiiada rasmiga ah ee Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya.

Cabdi Xaashi ayaa helay codad ka badan 40 oo ahaa aqlabiyad weyn, taasoo ay keentay musharixiinta u tartamayay oo ku koobnaa laba musharax.

Natiijadii rasmiga ah ee codeynta waxay noqotay:

Cabdi Xaashi C/llaahi  = 43 Cod

Mustafe Maxamed Qodax   = 9 Cod

Khudbad uu jeediyay markii la doortay kadib ayuu ku bilaabay duco uu dadka Soomaaliyeed uga baryay inuu Abaarta ka dul qaado, isagoo u mahadceliyay xildhibaanada doortay iyo shacabka Soomaaliyeed.

Wuxuu xildhibaanada ugu baaqay inay guddoomiye ku xigeenada ay ku doortaan wadaniyad iyo mas’uuliyad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON