Shirkii Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage Inititute ayaa laga soo saatay War-murtiyeed ka kooban 5 qodob iyo baaqyo ku socda Dowlada Federaalka iyo dowlad Goboleedyada.
War-murtiyeedka oo uu shirka ka akhriyey xubin ka mida Mac-hadka Heritage ayaa waxaa ka mid ahaa: “Madashu waxa ku baqeysaa in laga fogaado qabashada doorasho aysan ku mideysneyn dhinacyada ay quseyso, Madashadu waxey ku baaqeysaa in laga fogaado talaabo walba oo qalqal galin karta amniga iyo xasiloonida,Madashu waxa y ku baaqeysaa in laga fogaado hadalada Xanafta leh ee horseedi kara hurinta colaadaha”
HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA