Tuesday, June 24, 2025

AKHRISO: Qoraalka lagu kala diray Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya & Qodobada loo cuskaday]

Guddoonka Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddigii  Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Baarlamaanka Federaalka.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa lagu kala diray Guddigan oo la sheegay inuu kala qeybsamay, isla markaana sii wada shaqeyn karin.

Guddoomiye ku xigeenkaa koowaad ee Baarlamaanka ayaa kala dirista Guddigan sabab uga dhigay qodobbo dhowr ah, wuxuuna sheegay inuu la tashaday guddoomiye iyo guddoonmiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka, isla markaana lasoo magacaabi doono Guddi cusub.

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Golaha Shacabka ayaa la sheegay inuu gacan galay xildhibanno mucaarad ah oo dagaal kula jira xukuumaddaSoomaaliya.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON