Monday, July 7, 2025

AKHRISO: Qoraalkii is-casilaadda Madaxweynihii Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan

Madaxweynihii  maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo xilka iska casilay, kana haray tartanka Doorashada maamulkaasi ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay sababta uu xilka uga tegay.

Shariifka ayaa sheegay inuu tanaasulay, isagoo u arkay xaaladaha ka dhex jira dowladda dhexe iyo maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo isagoo u turay dalka, dadka iyo maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON