Tuesday, July 1, 2025

AKHRISO: Shan Qodob oo Guddoomiye Mursal kasoo saaray Doorashada K/Galbeed & Musharax Roobow

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa shan qodob kasoo saaray doorashada Maamulka K/Galbeed iyo Xariga Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.

Isagoo qabtay shirkii jaraa’id ee ugu horeeyay tan iyo intii qalalaasaha ka dhacay magaalada Baydhaba, kadib xarigii ciidamada Itoobiya kula kaceen Mukhtaar Roobow ayuu dalbaday in la sii daayo Musharax Roobow, dibna loo dhigo doorashada Maamulka K/Galbeed.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON