Friday, July 11, 2025

AKHRISO: Shaxda cusub ee Aqalka sare & Miisaanka Beelaha Soomaaliyeed

Tirada cusub ee lagu kordhiyay xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa keenay isbedel ku dhacay qaab dhismeedkii Aqalka sare oo markii hore ka koobnaa 54 xubnood.

Shaxda hoose waxay muujineysaa muuqaalka cusub ee uu yeelanayo Aqalka sare ee cusub, iyadoo ay xubnaha cusub soo magacaabayaan madaxweynayaasha maamul Goboleedyada.

F.G. Sida tirooyinka cusub ay beelaha ugu qeybin doonaan madaxweynayaasha maamul Goboleedyada waa qiyaas marka laga reebo xubnaha Beesha Dirta Waqooyi oo si cad loo sheegay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON