Wednesday, July 16, 2025

AKHRISO: Sida Beelaha Galmudug loogu qeybiyay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Maamulka Galmduug ayaa la sheegay inuu qeybiyay xubnaha maamulkiisa ka soo gaaray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Galmudug ayaa waxaa  ku soo aaday 8 xubnood, waxaana loo qeybiyay qaab beeleed, iyadoo muddo dheer la isku hayay qeybintooda.

Aqalka-sare_hawiyeXubnaha Galmudug soo gaaray waxaa loo qeybiyaye

1. Beesha Habargidir: 2
2. Besha Mareexaan:  1
3. Beesha Murusade:  1
4. Beesha Duduble: 1
5. Beesha Abgaal:  1
6. Beesha Dir:    1
7. Beesha Madhibaan:1

HALKAN KA AKHRISO SIDA BEELAHA PUNTLAND LOOGU QEYBIYAY AQALKA SARE

Musharixiinta Aqalka sare ee maamulada yaa lagu wadaa in ilaa Sabtida la soo saaro, iyadoo markaas kadib ay dooran doonaan Baarlamaanka maamulada dalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON