Monday, June 23, 2025

AKHRISO: Sidee Muuse Suudi ku sheegtay dhulka Mariinada, Yaase siiyey? [W/Q: Xildhibaan Fiqi]

Iyadoo dood weyn ay ka taagan tahay dhulka Mariinada ee ciidamada Badda Soomaaliyeed oo Senator Muuse Suudi Yalaxow, horena u ahaa hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho sheeganayo in la siiyey ayaa dooda Xaaji Muuse iyo sida uu dhulkaasi ku helay waxaa soo qoray xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo booqday xaajiga isla markaana ka mida xildhibaannada ku kacsan madaxda dowladda Soomaaliya.

Sheegashada Muuse Suudi ee ah in dhulkaasi la siiyey oo ay u saxiixday dowladii C/llaahi Yuusuf, iyadoo loogu bedelay hubkii ay kala wareegtay dowladda, waxaa ka hor imaanaya iyadoo uusan jirin hoggaamiye kale oo hub uu lahaa dhul loogu bedelay, balse dooda sharciyeed ee xaajiga ka akhriso qoraalka hoose.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON