Shirkii Musharixiinta xilka Madaxweynaha oo muddo shan maalmood ah uga socday Muqdisho ayaa laga soo saaray 18 qof oo ku saabsan xaaladda dalka iyo arrimaha Doorashooyinka.
Qodobadda ugu waaweyn ee kasoo baxay shirkii Musharixiinta Madaxweynaha waxaa ka mida in la kala diro Guddiyada Doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed iyo xilka laga qaado Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

