Monday, June 23, 2025

Akhriso: War-Murtiyeedka Shirka Madasha Qaran ee lagu bedelay Qaab dhismeedkii Dowladda

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa xalay saqdii dhexe soo saaray War-murtiyeed kasoo baxay shirkii uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo isku raacay go’aano wax ka bedelaya qaab dhismeedka dowladda Federaalka, nidaamka Doorasho iyo muddo xileedka dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedka.

War-murtiyeedka oo watay lifaaqyo ayaa lagu soo koobay inuu Goluhu ku heshiiyay arrimaha soo socda:

1- Hannaanka Doorashooyinka

Ad

2- Nooca Doorashada

3- Degaan Doorashada

4- Nidaamka Doorashada

- Advertisement -

5- Nidaamka Madaxtinimada

6- Nidaamka Xisbiyada

7- Mideynta xilliga Doorashooyinka

8- Maamulka Doorashooyinka

- Advertisement -

iyo arrimo la xiriira

Madaxda dowladda Federaalka iyo Madaxda maamul afar maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir oo ay ka maqan tahay Puntland ayaa isku raacay in la qaato nidaamka toos loo soo dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeen, doorashadana ay noqoto mid toos ah (Qof iyo cod), laguna galo xisbiyo siyaasadeed, halka hal waqti la isugu geeyay doorashada maamul Goboleedyada, dowladda federaalkana muddo kororsi lagu saleeyay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON