Sunday, July 13, 2025

AKHRISO: War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirweynihii Dib u eegista Dastuurka ee Muqdisho

Shirweynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka Soomaaliya ayaa maanta lagu soo  gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga soo saaray war-murtiyeed.

Shirka oo socday muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa ka qeybgalay 300 qof oo ka kala yihiin maamul goboleedyada, Qurbe-joogta iyo qeybaha bulshada, iyadoo kooxo loo qeybiyey ka qeybglayaasha shirka oo ka dooday qodobo loo dhiibay.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA:

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON