Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa magaaada Muqdisho ka sheegay inuu heshiis dhex maray dowladda Soomaaliya, iyadoo laga heshiiyay tabashooyinkii ay Hirshabeelle ka qabtay dowaldda Federaalka.
War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayuu ku sheegay in kadib wadahadal dhex maray madaxda dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo madaxda dowladda Federaalka ay heshiis gaareen, isal markaana maamulka Hirsahbelle uu wadashaqeyb buuxda la yeelan doono dowladda Federaalka.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA