Monday, July 14, 2025

AKHRISO: Warbixintii Guddiga Baarlamaanka ee Kiiska Qalbi-dhagax oo dhameystiran

Guddigan Baarlamaanka Soomaaliya u saaray arrinta Sarkaalkii ONLF oo Soomaaliya u gudbisay Itoobiya ee C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) ayaa warbixintooda u gudbiyay Golaha shacabka oo maanta u codeeyay go’aanadii warbixinta ku qoranaa.

Dhiibistii Qalbi dhagax ayay warbixintu ku sheegtay mid khalad iyo sharci darro ahayd, iyadoo arrintaasi ay dusha u saartay NISA iyo taliyihii hore ee Hay’adda C/llaahi Sanbaloolshe.

Warbixinta Guddiga oo Baarlamaanka uu ku ansixiyay codad dhan 150, waxayna guddiga ku qaadatay in ka badan 2 Bilood inay ku diyaariyaan.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA OO DHAMEYSTIRAN

[pdf-embedder url=”https://goobjooge.net/wp-content/uploads/2017/11/KIISKA-QALBI-DHAGAX.pdf” title=”KIISKA QALBI-DHAGAX”]

HALKAN KA FURO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON