Thursday, January 20, 2022

Akhriso: Wasiirada cusub ee Itoobiya iyo Qowmiyadaha ay kasoo jeedaan (Oromo & Amxaaro oo wada qaatay)

Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay Golihiisa cusub ee Wasiirada oo ka kooban 22- wasiir, waxaana tirada ugu badan qaatay Qowmiyadaha Oromada iyo Axmaarada.

Wasiiradan ayaa waxaa ansixiyay Baarlamaanka Federaalka Itoobiya, waxayna kasoo kala jeedaan Qowmiyadaha Itoobiya iyo Degaannada dalkaasi oo mid walibana awood qeybsi ahaan loo siiyey tiro wasiiro ah.

HOOS KA AKHRISO WASIIRADA ITOOBIYA IYO QOWMIYADAHA AY KASOO JEEDAAN

Ad

1. Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed –(Oromo)

2. Dhamaqe Makonnin:- Ra’iisul wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibadda (Amxaar)

3. Axmed Shide:- Wasiirka Maaliyada (Soomaali)

- Advertisement -

4. Balate Moolla:- Wasiirka Curinta Iyo Teknoolojiyada (Amxaar)

5. Binnaalfi Andualem:- Wasiirka Nabadda (Axmaar)

6. Chaaltuu Saani:- Wasiirka Magaalooyinka Iyo Horumarinta Aasaasiga (Oromo)

7. Cumar Xuseen:- Wasiirka Beeraha (Oromo)

- Advertisement -

8. Daagmaawiit Mogas: Wasiirka Gaadiidka Iyo Saadka (Axmaar)

9. Dr Abraham Baley:- Wasiirka Gaashaandhiga (Tigree)

10. Dr Birhaanu Negga:- Wasiirka Waxbarashada (Guraag/Uraaga)

11. Dr Ergoge Tasfaye:- Wasiirka Arimaha Haweenka Iyo Bulshada (Hadiya)

12. Dr Fitsum Asafa:- Wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta (Sidaama)

13. Dr Gedhiyon Dimatiyos:- Wasiirka Cadaalada (Sidaama)

14. Dr Liya Taadhase:- Wasiirka Caafimaadka (Tigree)

15. Enjineer Ca’sha Maxamed:- Wasiirka Waraabka Iyo Xoola dhaqatada (Cafar)

16. Enjineer Habtaamu Atifa:- Wasiirka Biyaha Iyo Tamarta (Oromo)

17. Gabra-masqal Chala:- Wasiirka Ganacsiga Iyo Isku Xidhka Manadaqadda (Walayta)

18. Laaqe Ayaalew:- Wasiirka Dakhliga (Axmaar)

19. Malaaku Allebal:- Wasiirka Warshadaha (Axmaar)

20. Mufarriyaat Kaamil:- Wasiirka Shaqada Iyo Xirfadaha (Silte)

21. Nasise Chali:- Wasiirka Dalxiiska (Oromo)

22. Qajeela Margaasa:- Wasiirka Dhaqanka Iyo Ciyaaraha (Oromo)

23. Takele Umma: Wasiirka Macdanta (Oromo)

TIRADA QOWMIYAD AHAAN KA HELEEN GOLAHA WASIIRADA

1. Axmaarada… (6 Wasiir) oo ku jiro Ra’iisal wasaare ku xigeen)

2. Oromada: (6 Wasiir)

3. Shucuubta Koonfureed: (4 Wasiir)

4. Tigray: (2 Wasiir)

5. Sidaama: (2 Wasiir)

6. Soomaalida: (1 Wasiir)

7. Canfarta: (1 Wasiir)

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

160,859FansLike
2,535FollowersFollow
5,939FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!