Wednesday, June 25, 2025

AKHRISO: Xildhibaanada Maanta lagu doortay Jowhar & Beelaha ay ka soo jeedaan [Sawirro]

Waxaa magaalada Jowhar lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonaya Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaanada la doortay iyo beelaha ay ka soo jeedaan waxay kala yihiin:

Kursiga ugu horeeyay ee beesha Baadicade oo ahaa kii labaad waxaa ku guuleystay Khaliif Cabdi Cumar oo helay 28 cod, waxaana lagu kala baxay wareegii koowaad.

Doorashada Aqalka Hoose waxa si toos ah ugu guuleysanaya haddii uu musharax helo 26 cod ama wixiika badan iyadoo aan wareeg labaad la galayn, hase yeeshee haddii tartame uu keeni waayo 26 cod ayaa wareeg labaad loo baahdaa.

Kursiga ka mida kuraasta beesha Baadicade waxaa ku guuleystay Maxamuud C/raxmaan Beenebeene oo wareegii saddexaad helay 27 cod. Doorashadan ayaa ahayd mid la isku daalay oo saddex wareeg la isla gaaray.

Kursiga Beesha Daa’uud/ Wacbuudhan Abgaal waxaa ku guuleystay Eng. C/qaadir Caraboow Ibraahim oo helay 31 Cod.

dsc02542

141_11041

20161204_124327_2carrabow1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON