Waxaa la shaaciyey magacyada Odayaasha Dhaqanka Beelaha ee saxiixayaasha Galmudug ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo la filayo inuu doorto madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen bisha Disembar.
Liiska odayaasha oo ka kooban 44 ayaa waxaa diyaariyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, waxaana lagu wareejiyey Guddiga Farsamada Dhismaha maamulka Galmudug, iyadoo isla maanta lagu wado in la xareeyo si u bilaabaan soo xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug oo tiradoodu gaareyso 89 Mudane.
HOOS KA AKHRISO
