Wednesday, June 25, 2025

Alsahbaab oo Kolonyo Ciidamo Itoobiyaan ah ku Qarxisay duleedka Magaalada Baydhaba

Wararka laga heleyno Gobolka Bay ayaa sheegaya inuu Qarax Miino qabsaday Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku safrayay inta udhaxeysa Magaalooyinka Beydhabo Iyo Bardaale.

Qaraxan ayaa las heegay inuu haleelay qaar ka mida baabuur ay wateen ciidamada Itoobiya, waxaana la sheegay inay jiraan qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray Ciidamadii Itoobiyaanka ee qaraxa lala beegsaday.

Kooxda Al-Shabaab ayaa war ay ku faafiyeen barahooda   ku sheegeen inay qaraxaasi ka danbeeyeen ayna ku dileen askar fara badan oo ka mida ciidamada Itoobiya, inkastoo aanay jirin cid xaqiijisay arrintasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON