Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo Baabuur Qaad siday ku gubay Gobolka Sh/Hoose & Gaari la qafaashay

Maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa gubay gaari Qaad siday oo ku socday gobolka Bay iyagoo qabsaday mid kale.

Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay degaanka Leego ku gubeen gaari Carib ah oo qaad siday, waxaana halkaasi ku bas beelay  gaarigii, dadkii iyo qaadkii saarnaa, sida uu sheegay guddomiyaha degaanka Leego Abuukar Isxaaq.

Gaari kale oo Homey ah ayaa la sheegay inay qabsaeen maleeshiyada Alshabaab iyadoo aan la garaneyn meel ay la aadeen, waxaana saarnaa 4 haween oo ka ganacsada qaadka iyo qaadkii ay sideen.

Qaadka oo ku socday degmada Buurhakaba iyo degaanad u dhow ayaa kooxda Alshabaab ay maalmihii ugu danbeeyay bilowday inay bartilmaameedsato Qaadka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON