Thursday, April 18, 2024

Alshabaab oo baahisay Caruur ku dhintay Duqeyn Mareykanku ka fuliyey Jilib (Sawirro)

Warbaahinta Alshbaab ayaa baahisay muuqaallo ku saabsan caruur lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ee Drone-ka ka geysteen degmada Jilib ee Gobolka J/Dhexe.

Duqeyntan ayaa dhacday maanta duhurnimadii , waxaana ku buburay Guri ay bannaankiisa ku sugnaayeen saddex caruur ah oo yaryar, waxayna ku dhinteen isla goobta ay duqeyntu ka dhacday.

Muuqaaladda saddexda Caruur ayaa lasoo bandhigay, waaana magacyadoodu ay kala yihiin:

Ad

1- Abuukar Axmad Maxamad oo 8 sano jir ah

2- Cabdisamad Xuseen oo 12 sano jir ah

3- Cabdullaahi Maxamad oo 13 sano jir ah.

- Advertisement -

Arrintan ayaa kusoo beegantay iyadoo taliska Mareykanka ee AFRICOM uu qirtay inuu weerar sanadkan dhacay uu ku dilay dad shacab ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON