Monday, July 14, 2025

Alshabaab oo dagaal qaraar ku qaaday Degaanka Qalimow & Qasaaraha ka dhacay

Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay xalay saqdii dhexe kadib weerar culus ku qaadeen degaanka Qalimow ee degmada oo u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar.

Weerarkan oo ay xilli danbe ayaa ahaa mid culus oo la isku weydaarsaday hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana dadka degaanka ay sheegeen inay ku soo tooseen rasaas xoog leh oo dhaceya.

Meydadka saddex qof oo midkood ka tirsan yahay Alshabaab iyo la askari oo ciidamada dowladda ka tirsan ayaa lagu arkay degaankaasi saaka, waxaana la sheegay in Alshabaab ay ka baxeen degaanka weerarkaasi kadib.

Dadweynaha degaankaais ayaa la kulmay xaalad adag iyagoo ka firxaday, waxaana rasaastii la is weydaarsaday ku dhaawacmay 4 qof.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON