Wednesday, June 25, 2025

Alshabaab oo dib uga gurtay Garacad & magaalooyin ka tirsan Puntland oo ay ku sii jeedaan

Ciidamadii Al-shabaab oo xalay la wareegay degaanka Garacad ee degmada Jariiban,  gobolka Mudug ayaa la sheegay inay saaka isaga baxeen kadib weerarkii dhinaca badda ee kediska ahaa.

Warar kale ayaa soo baxaya oo ku saabsan in ciidamo kale oo ka tirsan Alshabaab ay Doonyo ku tageen degaan xeebeedka degmada Eyl ee gobolka Nugaal.

Guud ahaan magaalooyinka xeebaha ku yaala ee Puntland ayaa cabsi weyni ka jirtaa iyadoo Alshabaab ay bilowday inay dhinaca badda ka weerarto degaanada Puntland.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON