Thursday, April 25, 2024

Alshabaab oo Dil toogasho ah ku fuliyey Nin lagu eedeeyay fara-xumeyn Caruur

Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin lagu eedeeyay inuu fara-xumeyn ah kula kacay dhowr caruur ah.

Dilka ninkan ayaa ka dhacay fagaare ku yaalla degaanka Buq-Goosaar ee Galbeed magaalada Beledweyne, waxaana maxkamadda Alshabaab ay sheegtay in Ninkan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Aadan Nuuroow uu fara-xumeyn qaabkii Qowmu-Luud ah u geystay saddex caruur ah.

Dembiga ayaa la sheegay inuuy qirtay Ninkan dilka lagu fuliyey, isla markaana uu ahaa qof caafimaad qabana oo miirkiisu dhan yahay.

Ad

Maxkamadaha Alshabaab ayaa si joogto ah u fuliya xukunnada ciqaabta ah oo intooda badan lagu xukumo qaab qiraal ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON